1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Amniga Koonfur Galbeed oo ka hortagay weerar Shabaab ku qaadeen Berdaale Ciidanka Ammaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa xalay ka hortagay weerar kooxda Al Shabaab ay kusoo qaaday degmada Bardaale sida ay xaqiijiyeen laamaha Amniga, ciidanka ayaa ku guuleystay fashilinta weerarka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Denmark oo Dowladdooda Ugu Baaqay Iney Qaadato Go’aanka Aqoonsiga Falastiin Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda u qaabilsan isbahaysiga “Red green alliance” oo ay ku mideysanyihiin qaar kamida Xisbiyada mucaaradka dalka Denmark ayaa dowladda ku booriyay inay qaaddo tillaabo lamid ah tii ay horey u qaadeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Colombia oo Dhowaaqday in Safaarad Ka Furaneyso Dalka Falastiin Madaxweynaha Colombia Gustavo Petro ayaa amray in safaarad laga furo magaalada Ramallah ee dalka Falastiin, sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka arrimaha dibadda Luis Gilberto Murillo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruto iyo Biden oo Kulmay iyo Qodobada ay Ka Wada Hadlayaan Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa noqonaya hogaamiyihii ugu horreeyay ee Afrikaan ah oo muddo 15 sano ah booqasho rasmi ah ku taga dalka Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Lagu Dilay Muqdisho Waxaa caawo Magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Xaafada Seybiyaano ee Degmada Hodan lagu dilay xildhibaan lagu magacaabi jiray Ibraahim Cabdi Cabdiraxmaan oo ahaa mudane ka tirsan baarlamaanka dowlad gobolleedka koofur galbeed.
2 daqiiqo Sheeko:War Israel oo Qaaday Tallabo Falcelin ah Kadib Go’aannadii Norway, Ireland iyo Spain ay Qaateen Maamulka Israa’iil oo ka falcelinaya tillaabadii ay Norway, Ireland iyo Spain sida rasmiga ah ugu aqoonsadeen dowladda Falastiin ayaa degdeg ugu yeertay ergadeeda Ireland iyo Norway u fadhisay si ay la tashi degdeg ah ula yeeshaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Dab Xooggan oo Aafeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Addis Ababa Guddiga dab damiska iyo ka hortagga masiibooyinka ee magaalada Addis ababa ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la xakameeyay dab ka kacay agagaarka garoonka diyaaradaha Bole.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliiska Mascuud Garweyne oo Dhowaan u Gafay Garsoorka Dalka Ciidanka booliiska gobolka banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmadda waabari ayaa soo xiray eedeysane mascuud cabdullaahi afrax(garweyne).
2 daqiiqo Sheeko:War Nin Lagu Eedeeyay Inuu Basaas u Ahaa Hong Kong oo Meydkiisa Laga Helay Gudaha London Nin ay booliiska dalka Britain horey ugu eedeeyeen in uu u basaasayay sirdoonka Hong Kong, ayaa meydkiisa laga helay beer ku taal duleedka magaalada London.
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Kenya oo Gaaray Dalka Haiti uu Ka Bilaabanyo Howlgal Wafdi saraakiil ah oo ka socda Kenya ayaa gaaray dalka Haiti, halkaasoo la filayo in dhowaan la geeyo cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska dalkaasi sida laga soo xigtay masuuliyiin Kenyan ah.