1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Horumarinta Amniga oo Maanta Dhuusamareeb Ka Furmay iyo Ajandaha Looga Hadlayo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Wasirka Amniga Gudaha Somalia ayaa manta Magaalada Dhusamareeb ka furay Shirka Wadatashiga Horumarka Amniga ee Wasaradaha Amniga.
2 daqiiqo Sheeko:War Lix Ruux oo ay Ku Jiraan Dalxiisayaal Reer Yurub ah oo Lagu Dilay Gudaha Afgaanistaan Saddex muwaadin oo Afgaanistaan ah iyo saddex dalxiisayaal Isbaanish ah ayaa lagu dilay bartamaha gobolka Bamyan ee dalka Afgaanistaan, sida uu sheegay maamulka Taliban ee dalkaa majaraha u hayaahi.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska iyo Wasiirrada Amniga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milateriga Israa’iil oo Kordhiyay Duqeynta Shacabka Falastiiniyiinta ah iyo Cabsida Ka Jirta Rafax Milateriga Israa’iil ayaa duqeeyay guri ku yaalla bartamaha magaalada Rafah ee koonfurta Qaza, halkaas oo ay ku dileen laba qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa. Ma jiraan dhaawacyo kale oo la soo sheegay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saraakiil Ka Tirsan Booliiska Malesia oo Lagu Dilay Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanku Leeyahay Labo sarkaal oo booliis ah ayaa lagu dilay dalka Malaysia, midna kalena waa la dhaawacay ka dib markii nin looga shakisan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda mayalka adag ee Jemaah Islamiyah uu xoog ku galay saldhig boolis.
2 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahinno Kasoo Baxaya Ra’isul Wasaaraha Dalka Slovakia oo la Toogtay Waxaa laga soo dayrinaya xaaladda caafimaad ee Ra’iisulwasaaraha dalka Slovakia Robert Fico oo lagu toogtay shalay gelinkii dambe dalkaasi. Ra,iisul Wasaare ku xigeenkiisa ayaa sheegay dhowr xabbadood looga dhuftay qeybo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Ku Qaaday Booliiska Faransiiska iyo Khasare Ka Dhashay Rag hubaysan ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday gaari boolis oo marayay waqooyiga Faransiiska si ay ugala degaan maxbuus uu siday, waxaanay dileen laba ka mid ah ilaalada xabsiga, ayagoo sidoo kale si ba’anna u dhaawacay saddex kale.
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Isballada Amni ee Muqdisho Labadii Sano ee Ugu Horreysay Madaxweyne Xasan Sheekh Caasimada Soomaaliya ayaa ku jirta jawi xasilloon ka dib markii labadii sano ee lasoo dhaafay ee uu xukunka joogay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo la kordhiyay tayada iyo tirada ciidamada sida gaarka ah loogu carbiyay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tiro Dad ah oo Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay gobolka florida ee dalka maraykanka kadib markii ay isku dhaceen bas ay la socdeen dad beeralay ah iyo gaari kale, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Tamarta Adduunka oo Maanta Ka Furmaya Faransiiska iyo Ajamdaha Looga Hadalayo Shir-madaxeedka tamarta dunida oo la doonayo in lagu dhimo malaayiin carruur ah oo ku dhinta adduunka oo dhan, gaar ahaan Afrika ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Paris, waxaana ujeeddadiisu tahay in la ururiyo balaayiin doollar.