Madaxweynaha Mareykanka oo Sweden Kala Shaqeynaya Ku Biirista Gaashaanbuurta NATO Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ku qaabilay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka shaqaynayo sidii Sweden ay ubiiri laheyd Ururka NATO… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Maxkamad Ku Taalla Hindiya oo Xukun Ku Riday Rag Garaacis Ku Dilay Nin Muslim ah Maxkamad ku taalla Hindiya ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay 10 nin oo loo heynsto inay afar snao kahor garaacis nafta kaga qaadeen nin Muslim ah, dhacdadaan ayaa…
1 daqiiqo Turkiga iyo Masar oo Xiriirkooda Dib usoo Celinaya Kadib Dilkii Mursil Dowladaha Turkiga iyo Masar ayaa dib usoo celinaya xiriirka labada dal oo xumaa tan iyo markii Masar uu xukunkeeda Milatarigu qabtay, oo halkaas lagu riday dowladdii Rayidka aheyd ee Xisbiga …
1 daqiiqo Hantidhowraha Qaranka oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socotay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Labada Aqal Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Ka Jawaabay Cabashada Ka Timid Dhulka Qubuuraha Macallin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid…
1 daqiiqo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Qodeysa 23 Ceel Biyood Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyood, kuwaas oo laga fulinayo gobollada dalka. Hay’adaha King Salman iyo SODMA…
1 daqiiqo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Hilib u Qeybisay Qoysas Danyar ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dad kabadan 6kun oo qoys oo iskugu jira barakacyaal,dad danyar ah iyo kuwa qaba baahiya gaarka ah u qeybisay hilibka udxiyada iyada…
1 daqiiqo Hey’adda Tayo Dhawrka oo Amartay in ay Isdiiwaan Geliyaan Shirka Bixiya Adeegyada Abaalmarinada Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka laga bilaabo 24ka…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Maka Kula Kulmay Madaweynaha Pakistan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo isna sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka sanadkan. Ra’iisul…
1 daqiiqo Muslimiinta Mareykanka oo War Cusub Kasoo Saaray Gabdhihii Soomaalida Ee Shilka Ku Dhintay Qoysaska shantii gabdhood ee Soomaalida ahaa ee dhowaan ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka iyo hay’adda u doodda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka, ayaa dalab…