1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Xoogga Dalka oo Kormeeray Deegaanka Biyo Cadde Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare Dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka Biyacadde ee gobalka Shabeelaha Dhexe
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Macluul Ka Dilaacda South Sudan Qaramada Midoobay ayaa ka digeysa dhibaatooyin caafimaad iyo macluul daran oo ka dillaaci karta waddanka South Sudan oo xilli ay sidoo kale dhici karto in xaaladda dalkaasi ay uga sii darto duufaanta El Niño, oo ah cimilo wadata kuley iyo roobab xad-dhaaf ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Badda Senegal oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal. Ciidamada Badda ee dowladda Senegal ayaa sheegay Axaddii in ay joojiyeen labo doonyood oo kale oo ay la socdeen tahriibbayaal gaaraya 262 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kulan La Qaatay Xeer Ilaaliyaha Qaranka Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ku casuumay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka soo bandhigista dib u eegista iyo wax ka badalka Sharciga Ciidanka Boliiska
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Qaranka oo Racfaan ka Qaadatay Xukunkii ay Ridday Maxkamadda Gobolka Banaadir Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunno kala duwan oo ay Khamiistii ridday Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askeriyad Shaqada looga Joojiyay Galmo ay la Sameysay Maxbuus Askariyad Isra’il ah oo Shaqada Kadib Xiriir Galmo oo ay La Sameysay Maxbuus Falastiini ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Khasaare Dhaliyey ku Qaaday Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga Rag waxyaalaha qarxa isku soo xiray ayaa weerar ku soo qaaday afaafka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guudmarka Xukunnadii Maxkamadda Gobolka Banaadir Maxkamadda ayaa soo afmeertay kiis dacwadeedyo ciqaab ah oo la gu oogay shaqaale dawladeed oo loo haystay dembiyo ay ka mid yihiin xatooyo hanti dadweyne.
1 daqiiqo Sheeko:War Nabadsugidda oo soo Qabtay Nin Al-Shabaab Hubka u soo Iibin Jiray Nabadsugidda ayaa soo qabtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh “Saki” oo ah ganacsade Al-Shabaab dibadda u ga soo gadi jiray hubka iyo walxaha ay qaraxyada ka sameeyaan.
0 daqiiqo Sheeko:Dalka Fartuun Sakhaawe: Doorka iyo Awoodda Dumarka ba waxaa ka Jira Gaabis Badan Xarunta Libin waxa ay ol’olaysaa doorka ka qaybqaadashada haweenka ee dib-u-diska iyo metelaadda.