1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisal wasaare Cabdiweli oo kormeeray xarumo waxbarasho iyo wasaarado ku yaalla Garowe Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay xarumaha wasaaradaha maamulka Puntland iyo xabsiga wayn ee magaalada Garowe. Waxa uu ra’iisul wasaaruhu ku ammaanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Rag hubeysan oo dhaawac u geystay wariye ka howl gala Muqdisho War daqiiqado ka hor soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerareen isla markaana ay dhaawac u geysteen wariye ka tirsan suxufiyiinta ka howl gala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Gedo Roobabka xilliga deyrta ayaa ka curtay deegaano ka mid ah gobolka Gedo. Deegaano dhowr ah oo hoos yimaada degmada Balad Xaawo ayay ka da’een roobabkan waxaana lagu soo waramayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga amniga gobolka Baay oo digniin u diray maamulka lixda gobol Guddiga amniga gobolka Baay ayaa digniin u diray qaar ka mid ah dhinacyada siyaasada isku haya ee ku sugan magaalada Baydhabo. Hadalkan ayaa yimid markii dhowaan garabka Madoobe Nuunow ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Askari degmada Yaaqshid dil iyo dhaawac ugu geystay dad rayid ah War goor dhow naga soo gaaray isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshid ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya uu dad rayid ah ku dilay meel u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi dowladda ku dhaliilay qaabka ay u wado shirka maamul u sameynta gobolada dhexe Siyaasi Soomaaliyeed ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay qaabkii loo wajahay qorshaha shirka lagu dhisayo maamulka lagu mideynayo Mudug iyo Galgaduud. Cabdi Xaashi Cabdi Salaan oo ka mid ah siyaasiyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Jowhar oo gawaarida dab damiska ka dalbaday dowladda(Dhageyso) Guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamed Amiin Xaaji Caqiil ayaa ka codsaday dowladda Federaalka Soomaaliya in la soo gaarsiiyo qalabka dab damiska si ay dadka ugu caawiyaan xilliyada uu kaco dabka. Caqiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas:Waxaa muhiim ah in aan wada eegno soomaalinimada (Dhageyso) Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirka ka furmay magaalada Garowe looga gudbi karo Khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Gaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaalin shidaal uu dab ka kacay degmada Jowhar iyo Hanti ku baaba'day Warar hadda nagasoo gaadhay degmada Jowhar ee gobolka Sh. Dhexe ayaa sheegaya in dab ka kacay magaaladaasi. Dabka ayaa ka ka bilowday Kaalin-Shidaal oo ku taalay degmada Jowhar sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog FM (September) Bil kasta GOOBJOOG FM waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishiitagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid…