1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya: 700 oo Al-shabaab ah ayaa isa soo dhiibay (Dhageyso) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 700 oo ka tirsanaa ciidamada xarakada Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen dhinaca dowladda Federaalka Soomaaliya. Hadalkan waxaa ka dhawaajiyay ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqasho ku tegey degmada Cadale Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku tegey degmada Cadale ee Gobolka Shabeellada Dhexe, Madaxweynaha oo ay socdaalkiisa ku wehliyeen xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne Gaas oo Shir jaraa'id Garoowe Ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed iyo wafdi u hoggaaminayo oo maanta duhurkii soo gaaray magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ayaa ka mahad celiyay soo dhawaynta diiran ee shacabku u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Malala Yousufzai oo ku guuleysatay Bilada Nobel Peace Price Gabadha u dhalatay dalka Pakistan ee Malal Yousufzai oo ah qof u dooda waxbarashada gabdhaha iyo Nin u dhashay dalka India oo lagu magacaabo Kalaash Satiya ayaa si wadajir ah sanadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg-deg: Raiisul wasaare Cabdiweli oo gaaray Garowe Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa goor dhaw ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Hogaanka sare ee maamulka Puntland oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhig faneed balaaran oo lagu muujinayay xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga oo lagu qabtay Muqdisho. [huge_it_slider id=”65″] Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa ka qeybgalay xalay fiidnimadii bandhig faneed si wadajir ah markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo war-saxaafadeed kasoo saaray booqashada raiisul wasaaraha ee Garowe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Aniga iyo Ra’iisul Wasaaraha waxaan aaminsanahay Soomaaliya oo nabad ah midaysan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Garowe oo la adkeeyey iyo Raisul-wasaaraha oo booqanaayo Waxaa maanta lagu wadaa in booqasho rasmi ah uu ku tago magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed. Ammaanka magaalada Garowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab ka da’ay gobolka Gedo Roobabkii Gu’ga ayaa lagu soo waramayaa inay ka curteen deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo abaaro ay ka jireen, Nabadoon Maxamuud sheikh cali oo ka mid ah Odayaasha Gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: rag kaganacsada maandooriyayaasha oo xukun lagu riday Maxkamadda racfaanka ee gobolka sh dhexe ayaa xukun ku riday dad lagu soo qabtay iibinta waxyaabaha maanka dooriya ee Magaalada Jowhar xarunta Gobolka SHabeelaha dhexe. Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka ee Gobolka…