U bood dhigaalka

Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir

Sheeko:Dalka
Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan.
Waxa ay caqabad ay ka taagan  tahay  isu socodka dadka iyo gadiidka wadooyinka degmada wadajir halkaas oo ay ka muuqato burbur xoogan.
Xili kasta oo roobka uu ka da’o magaalada Muqdisho waxa muuqanaysa  dhibaatooyinka dadka ay ku qabaan isticmaalka waddooyinka  , gaar ahaan wadada isku xirta isgoyska Soobe iyo ilaa korontada
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Sameeynta Roobkii Ka Dayay Muqdisho

 

Goobjoog News