U bood dhigaalka

Somaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday in lagu qabto banaanbax

Sheeko:Amniga

Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucaday in ay ka dhacaan isku soo baxyo, inta lagu gudajiro arrimaha furista ururada siyaasadda.

Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegtay in gebi ahaan uusan wax banaanbax ah uusan ka dhici karin deegannada Somaliland.

Go’aanka wasaaradda ayaa imaanaya xilli Ururka horumarinta bulshada iyo xuquuqda aadanaha ay codsadeen isku soo bax dadweyne.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in taliska booliiska, duqa hargeysa iyo waxaaha wasaaradda ay farayaan in banaanbax la qaban karin.