Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah

Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin laha ah ayaa sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay  16 qof oo cusub uu cudurka soo ritay,  iyada oo sidoo kale shaacisay in guud ahaan ay xanuunka ka bogsadeen 8 ruux, waxaana cudurkaan u geeriyootay 8 qof.

Guud ahaan Soomaaliland waxaa cudurkan kiisaska laga helay ay gaarayaan 103 kiis.

Guud ahaan dalka waxaa xanuunkaan laga helay 1,357 qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

No photo description available.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW