Soomaaliland oo Maanta Diiwan Gelisay 14 Kiis oo Coronavirus Ah

Soomaaliland ayaa shaacisay in manta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin laha ah ayaa sheegtay in 14 qof oo cusub uu cudurka soo ritay,  iyada oo sidoo kale shaacisay in guud ahaan ay xanuunka ka bogsadeen 7 ruux, waxaana cudurkaan u geeriyootay 6 qof.

Guud ahaan Soomaaliland waxaa cudurkan kiisaska laga helay ay gaarayaan 68 kiis.

Guud ahaan dalka waxaa xanuunkaan laga helay 1,219 qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. The ultimate goal of e-commerce assignment writing services is to provide E-commerce Essay Writing Services and e-commerce research paper services since most business assignment writing service students lack time to complete their custom e-commerce homework writing services.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW