Ururada Bulshada Rayidka Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Guriceel
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			 
		Ururada bulshada rayidka ah ayaa walaac ka muujiyay xaaladda colaadeed ee ka taagan magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud.
Bulshada rayidka ayaa war ay ka soo saareen xaaladda guriceel ayaa lagu sheegay in dhowrjeer ay ka digeen xaaladda magaalada guriceel.
Ururada ayaa ugu baaqay in maamulka galmudug iyo ururka ahlu sunna in ay joojiyaan xabadda ka socota magaalada guriceel.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay bulshada rayidka
