VIDEO: Xarumo Ganacsi Oo Ku Burbray Qaraxyadii Shalay Ee Saxafi Hotel

Qaraxyo xooggan ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jirta dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Waxaa ku burburay xarumo badan oo ganacsi, iyadoo dadkii lahaa xarumahaas ay bilaabeen dib u dhis maadaama burbur xoogga soo gaarey.

Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News

 

Related Articles

8 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW