U bood dhigaalka

War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii U Socday Wasaarada Maaliyadda Dowladda Fedraalka Iyo Kuw Maamul Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Waxaa la soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu socday Wasaarada Maaliyada Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada,waxaana shirkaas laga saaray war murtiyeed,iyadoo la sheegay in la isku afgartay in si wanaagsan labada dhinaca ay ugu wada shaqeeyaan arimaha horomarinta maaliyada guud ahaan Wadanka.

Shirkan ayaa waxaa kasoo baxay War-murtiyeed xooga lagu saaray xoojinta iyo wadashaqaynta Wasaaradaha Maaliyadda Dalka iyo qaybsiga Deeqaha Dibadda.

Halkan Ka Eeg Sawiradda Kulamadii Wasaaradaha Maaliyada Dalka  

 

 

Goobjoog News