U bood dhigaalka

War-saxaafadeed: Ururka Qareennada Soomaaliyeed

Sheeko:Dalka

Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo waarsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay magacaabista xubnaha golaha adeegga Garsoorka  uu yahay mid baalmarsan dastuurka dalka iyo shuruucda u taallo. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in xubnaha aysan ku jirin shaqsiyaad ka tirsan ururka qareennada Soomaaliyeed, sida lagu yiri qoraalka.

Halkaan Hoose Ku Dhufo

warsaxaafadeed