Warbixin:-Bahda Ciyaaraha Soomaaliya Oo Dowladda Kaga Mahad Celiyay Furitaanka Stadium Muqdisho

Madaxweyanha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho ka jaray xarriga,iyadoo Dowladda Soomaaliya garoonkan ay kala wareegtay ciidamada Amiso dabayaaqdaii 2018 waxaana furitaankiisa kasoo qeyb galay mas’uuliyeenta Dowladda iyo ciyaartooydii hore .  Wasiirkii hore Gaadiidka iyo dullista Soomaaliya Saciid Jaamac Qorsheel horayna ugu soo ciyaarayay Xulka Qaranka ayaa hagaajinta Stadium Muqdisho kaga mahad … Continue reading Warbixin:-Bahda Ciyaaraha Soomaaliya Oo Dowladda Kaga Mahad Celiyay Furitaanka Stadium Muqdisho