U bood dhigaalka

Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Waqtiga Imtixaanka Dugsiyada Sare

Maajo 21, 2022

Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga arday ay fariisan doonaan imtixitaan guud ee dowaladda dugsiga sare ee 12-aad, sanad dugsiyeedka 2021- 2022-ka ,waxaana qoraal kasoo baxay lagu sheegay in imtixaanka la gali doonaan bisha June 18-keeda uu bilaabanayo isaga oo  ku egy 22 bisha May.

No description available.