Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee 2018/19

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka imtixaanka ardayda Fasaladda 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan 2018/19, ee galidoono Imitixaanka Shahaadiga ah.

Sidoo kale, Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegtay in la diyaariyay oo mardhow ay ardayda la wadaagi doonto xarumaha imtixaanka ee Gobolka Banaadir.

Halkan Ka Akhriso Jadwalka:

Related Articles

One Comment

  1. Haadka bashiir yuusuf. Oo joogo baladxawo gedo kamid ah macalimiinta iskuulada baladcawo ee gedo waad mhdsntin
    Inaan wax in lawaago kamid ah
    Waxbarashada raba see uargtaan

    Mahadsanidiin

    WAZIIRKA WAXBARASHADA
    AGASIMAHA WAXBARSHADA
    IYO DHAMAAN HAYADAHA DOWLIGA AH

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW