Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wasiirka difaaca dowladda Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.

Waxaa wafdigan ka mid ah taliyaha ciidanka xoogga dalka Turkiga, madaxa hay’adda TIKA iyo saraakiil kale.

Waxa ay kulamo la qaadan doonaan mas’uuliyiin DFS oo ay ka wada hadli doonaan arrimo dhowr ah.

Turkiga ayaa saaxiib dhow la ah Soomaaliya, waxaana dalka ay ka hirgeliyeen mashaariic badan oo horumarineed.

Warkaan wixii kusoo kordhaan kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

135 Comments

  1. Seriously quite a lot of valuable facts! canada drugs pharmacy online [url=https://canadianonlinepharmacyhere.com/]canadian pharmacies that are legit[/url] canada drugs online pharmacy

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW