U bood dhigaalka

Xasan Sheekh Maxamuud “Shaqooyin Badan Oo Aheyd In Laga Qabto Arimaha Doorashooyinka Waa La Dayacay”

Sheeko:War

Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shaqooyin badan oo aheyd in laga qabto arimaha doorashooyinka 2021 in la dayacay,isagoo sheegay in Madasha Xisbiyada Qaran ay Madaxda Dowladda Fedraalka ugu baaqayaan in waqtigeeda la qabto doorashada.

Halkan Ka Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Doorashada

Goobjoog News