Xisbiyada Mucaradka Somaliland Oo Isbaheysi Cusub Ku Dhawaaqay
Sheeko:Arrimaha Amniga

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay in ay sameeysteen isbaheeysi siyaasadeed .
Labada Xisbi Mucaarad ee ayaa sheegay in ay isbaheeysigooda ay ku qaybsanayaan shirguddoonka Wakiillada iyo Maayirada Magaalooyinka Somaliland .
Hoos ka akhriso heshiiska iskaashiga labada xisbi