Yariisow Oo Diidey In Lagu Damaashaado Xeebta Liido Wixii Ka Dambeeya…

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 12-ka saq dhexe aanay furnaan karin Hoteellada iyo maqaayadaha ku yaalla xeebta Liido.
“Maamulka Gobolka Banaadir isagoo tixgelinaya cabashooyin kala duwan oo kasoo gaaray bulshada, waxuu joojiyay in wixii ka danbeeya 12ka Saqda dhexe aysan furnaan karin makhaayadaha ku yaalla Xeebta Liido. Makhaayaddii ama Hoteelkii lagu helo wax ka soo horjeeda Diinteena, anshaxa suuban iyo Dhaqanka Soomaaliyeed waa la xiri doonaa”.
Waxaa kale oo uu sheegay in halkaasi aan lagu isticmaali karin wax maandooriye ah, cid walbo oo falkaas ku kacdana la ciqaabi doono.
“Xeebta Liido waa goob shacabku isagu yimaado laguna nasto ,mana lagu isticmaali karo wax maandooriye ah noocuu doono ha-ahaadee, cid walba oo falkaas ku kacdana, waxaa Hay’adaha amniga la farayaa in tallaabo ay ka qaadaan sharcigana horkeenaan”.
Goobjoog News
Vouofb wkuaal Cialis online store cialis online canada
Ulnasu sdpyyf buy cialis how much does cialis cost
Euglov ufamvr Viagra order cheap cialis
Bvaezu ojlucw Brand viagra over the net buy generic cialis
Segmsn jvasrh viagra online canadian pharmacy online
Jbrtgg pxwdaj pharmacy online Fjujv