Nuqulka Qabyo Qoraalka Sharciga Doorashada Dadban Ee 2016
Sheeko:War

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa iney meel mariyaan qabyo qoraalka shariciga doorashda dadaban ee 2016.
Sharcigan ayaa waxaa baarlamaanka loosoo gudbiyay Khamiistii lasoo dhaafay ee 19 May, iyadoo sharcigan ay si aad ah uga doodeen xildhibaanada golaha shacabka.
Si sharcigani uu meel mar u noqdo waxaa loo baahan yahay iney u codeeyaan 184 xildhibaan oo ay ogolaadaan.
Hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa nuqulka qoraalka sharciga doorashda dadban ee baarlamaanka horyaalla.
Halkan Hoose Riix si aad u Akhirsto: