Axmed Cilmi Karaash Oo Noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland
Sheeko:Dalka

Waxaa la soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, iyada oo la isla gaaray ilaa wareegga 3aad.
Natiijada wareegga 3aad ayaa noqotay: Cabdi Ibraahim Warsame(Qowdhan) 19 cod iyo Axmed Cilmi Karaash: 47 cod, waxaana sidaasi ku soo baxay Axmed Cilmi Karaash.
Goor sii horeysay oo maanta ah waxaa madaxweyne loo doortay Saciid Deni, oo Puntland hoggaamin-doona 5-ta sano ee soo socota.
Goobjoog News