“60,000 oo euro ayaa la ii soo bandhigay si aan ula seexdo muuqaalna ka duubo xiddiga…” – Gabar Model ah Sheeko:Wararka Cayaaraha Gabadha Model-ka ah ee lagu magacaabo Natalija Scekic ayaa sheegtay in shaqi doonaya in sumcadda laga dilo xiddiga ugu wanaagsan ciyaarta Tennis-ka ee Novak Djokovic uusoo bandhigay lacag aad u… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Alexandre Lacazette oo ka mid ah shan ciyaaryahan oo ay fasixi karto Kooxda Arsenal Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa fasixi karta shan ciyaaryahan oo waa weyn, waxaana ka mid ah xiddigahaas weeraryahankeeda Alexandre Lacazette. Arsenal ayaa dadaal ugu jirta inay iska fasaxdo shan xiddig…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daafaca Chelsea ee Thiago Silva oo diyaar u ah inuu sii joogo garoonka Stamford Bridge Daafaca dhexe ee Thiago Silva ayaa la soo warinayaa inuu diyaar u yahay inuu sii joogo kooxdiisa Chelsea ee ka dhisan Galbeedka Magaalada London. Sida lagu daabacay Wargeyska The Sun,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoobiyeyaal Lagu Tuuray Xalane iyo Qoys Soomaali ah oo Dad uga Dhinteen Ugu yaraan labo qof ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen hoobiyeyaal saaka lagu garaacay xerada Xalane iyo aagga garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde. Mid ka mid ah hoobiyeyaasha oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub: Cafiska Janan Waxay Waxyeello Ku Tahay Dhibbanayaasha Janan Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa cafiska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la xiriira Cabdirashiid Janan waxaa uu ku tilmaamay ‘guulo muddo kooban’ Safiirka midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty: Hadda Waxa Uu Ku Jira Gacanta Dowladda Waa In La Hubiyaa Dhammaan Xadgudubyada La Sheegay Inuu Ka Gaystay Gedo Hay’adda u doodda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in ay baaritaan ku sameyso Cabdirashiid Janan oo ay Hay’adda horay ugu eedeysay in uu gabood falo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dubbe oo Farriimaha Beesha Caalamka ku Tilmaamay Mid aan La Aqbali Kareyn Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in aysan sal iyo raad laheyn eedaha iyo Hanjabaadaha ka soo baxaya beesha caalamka . Saaxibada taagera Soomaaliya ayaa 48-saac ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM : Ma Taageeri doonno Hannaan Doorasho Oo Hal Dhinac ah Xafiiska QM ee Muqdisho ayaa Goordhaw war ka soo saarat wadahadalada Arrimaha Doorashooyinka dalka ee ka socda Afisiyooni. Qoraal ka soo baxay Xafiiska qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey oo Ku Celisay In aaney Aqbaleyn Waqti Kordhin, Doorashooyin Hal Dhinac ama Isbarbar socda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa goordhow soo saaray qoraal uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in dhammaan madaxda Soomaalida ay joogaan Muqdisho, lana joogo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare” Guddoomiyihii hore Uradarda Bulshada Rayidka Diini Maxamed Diini oo Magaalada Muqdisho kaga qeybgalay Dood ku saabsan -ka qeyb galka Dhallinyarada ee doorashada dadban ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku…