U bood dhigaalka

Senator Dhagdheer Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Seddaxaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.

Senator Cabdi Axmed Dhuxuloow  kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Nuur Guutaale.

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada isagoo sheegay in Musharax Cabdi Axmed Dhuxuloow uu ku guuleystay kursiga Seddaxaad ee doorashada Aqalka sare ee Galmudug.

Goobjoog News