Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye Maxkamad Magacaabay
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			
		Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha, iyadoo goloyaasha dow;adda iyo lamaha amniga laga dalbaday in si hufan ay ula shaqeeyaan mas’uulka loo magacaabay degmada.
