U bood dhigaalka

Qiimaha Shidaalka Caalamka oo Kordhay Kadib Weerarkii Iran Ku Qaaday Israel

Sheeko:Caalamka

Qiimaha Shidaalka ee caalamka ayaa kor u kacay in ka badan 4% kadib weerarkii ay Israa’iil ku qaaday maamulka Israa’iil, taas oo keentay cabsi dunidu ay ka muujisay, Iran ayaa qeyb ka ah dalalka soo saarah Shidaalka.

xiisadda labada dhinac ayaa saamayn ku yeelatay gobolka iyo guud ahaan dunida ayaa sii kordhaysa, ayadoo suuqyada shidaalka caalamka si weyn looga dareemayo kororka sicirka ee maalinla ah.

Saamayntan ayaa ka dhalatay ka dib markii uu hoos u dhacay isku socadka gobolku, maadaama ay dalalka ugu badan ee saliidda soo saaraahi ay ku yaallaan bariga dhexe.