Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe

Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah.

Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga Hadlayo Inta Shirka uu Socdo:

  1. Sii xoojinta iskaashi goleyaasha sharci dejinta dowladda dhexe iyo dowlaha xubnaha ka ah
  2. Khibrad is-weydaarsi dhinacyada kala duwan
  3. Qorheynta barnaamijyada tayo kordhinta hey’adah xeer dejinta

Shirkan waa kii 5aad ee ay isu yimaadaan hey’adaha sharci-dejinta, waxaana ka maqan golaha sharci-dejinta dowlad goboleedka Galmudug.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW