U bood dhigaalka

Akhriso: Amarka Ugu Horeeyey Ee Madaxweynaha Cusub Ee Puntland

Sheeko:Dalka

Waxaa amarkii ugu horeeyey soo saaray madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Deni kaas oo ku saabsan arrimaha maaliyadda.

Mr. Deni ayaa joojiyey wax kharash ah in lagala baxo khasnadda, bangiyada iyo dhammaan xisaabaadka ay dowladda Puntland leedahay.

Waxaana bangiyada gaarka ah lagu adkeeyey inay dhowraan.

Goobjoog News