Akhriso: Puntland Oo DF Uga Digtay Faragellinta Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland

Dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ka soo hor jeesatay warqad qoraal aheyd oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo faderaaleynta Soomaaliya, oo lagu xusay hannaanka iyo doorashada Jubbaland.

Puntland waxaa ay sheegtay in dowladda dhexe ay faragalin qaawan ay ku hayso dowladdaha xubnaha ka ah, waxa ayna ugu baaqaday in ay ixtiraamto hanaankii Soomaali ay ku heshiisay ee federaalka.

Puntland waxaa ay sidoo kale  dowladda federaalka ugu baaqdey iney dhowrto heshiiska federaalka, farahana kala baxdo doorashada dowlad gobokeedyada Jubbaland iyo Galmudug

Halkaan ka akhriso

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW