2 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Muxuu ka dhiganyahay Xarigga madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha ee shirkadda Favori ? Dowladda Soomaaliya ayaa sharciga la tiigsanaysa shakhsiyaad iyo Hay’ado caalami ah oo dalka ka howlgala, kuwaas oo lagu haysto xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda muwaadiniinta iyo xeerarka dalka u degsan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha ciidanka XDS oo xarunta Taliska Ciidanka ku soo dhaweeyay saraakiil ka socata dalka Talyaaniga Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin caddow ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday Dowladda Talyaaniga islamarkaana uu hoggaaminayay S/Gaas Alessandro Grassano
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahinno ka soo baxaya qaabkii uu u dhacay weerarka isgaarsiineed ee ay Israa’iil ku qaatay Xisbullaahi Xogo iyo Faahfaahinno isi soo taraya ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhacay weerar dhinaca isgaarsiinta ah oo maamulka Israa’iil uu la beegsaday xubno ka tirsan ururka Xisbullaahi ee dalka Lubnaan.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada-hadlay is dhaafsiga waaya-aragnimada garsoorka iyo arrimaha Sharciga Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XukuumaddaJamhuuriyaddaFederaalkaSoomaaliya, mudane Hassan Macalin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Professor Ahmed Isma’il iyo Professor Mohamed Al faatih oo ah xeeldheereyaal sharci oo ka yimid dalka Suudaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Masar oo billad sharaf guddoonsiiyay wasiir hore oo XFS ka tirsanaa Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax casiisii ayaa billad sharaf heerka koobaad ee Culuumta iyo fanniyada guddoonsiiyay Wasiirkii hore ee wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya, Sheekh C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaaddi).
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo howlgallo qorshaysan ka wada deegaanno dhaca koonfurta Mudug Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa howlgallo qorsheysan ka wada deegaanno dhaca koonfurta Goblka Mudug
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay salka ku haysaa xiisadda ka dhex qaraxday Hindiya iyo Iiraan ? Dowladaha Hindiya iyo Iiraan ayaa is dhaafsaday dhaleecaynno iyo dhaliilo diblumaasiyadeed oo ku saabsan xaaladda dadka muslimiinta ee ku nool Qasa, Myanmar, iyo Hindiya, kuwaas oo la kulma xadgudubyo iyo cadaadis takoor diimeed la xariira.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maxay ka wada-hadleen Taliyaha Ciidanka XDS iyo madaxweynaha Hirshabeelle ? Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) waxayna labaada masuul ka wada-hadleen ka wada-hadleen sidii kooxda Alshabaab looga saari lahaa meelaha ay weli uga suganyihiin deegaanada Hirshabeelle dowlad goboleedkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ergeyga madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha xasillinta oo kulan la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Xalisinta iyo Ilaalinta Arimaha Rayidka, Mudane Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa kulan wadatashi ah kula yeeshay Magalada Muqdisho Saafirka u fadhiya Midowga Yurub Soomaaliya, Marwo Karin JOHANNSON.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha dhimashada fahaado ku dhacay bartamaha yurub oo sii kordhaysa Waxaa korortay tirada dadka ku dhintay fatahaado ku dhufatay bartamaha Yurub dabayaaqadii todobaadkii ina dhaafay, iyada oo khasaaraha ugu badan uu ka dhacay dalalka Czech Republic, Poland iyo Austria.