1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo saxiixat buugga tacsida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo Tacsida AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Xubno ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo ciidanka xoogga dalka isku soo dhiibay Nin ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo Kuwa deegaanka ee fadhigoodu yahay magaalada Xarardheere ee gobolka mudug.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda shiinaha oo sii daysay baadari Mareykan ah oo ku dhawaad 20 u xirnaa Shiinaha ayaa sii daayay David Lin, oo ah baadari u dhashay Mareykanka, kaasoo xabsiga ku jiray tan iyo 2006, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanku.
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xaraf kamida shibbeneyaasha Af-soomaaliga oo Soomaalida qeymo gaara u leh Soomaalidu waxay ku dhaataan labo waxyaabood oo “C” ka bilowda kuwaasoo kala ah ciidda iyo calanka, waxay ku ducaystaan 3 isla xarafkaas ka unkanma oo kala ah cimri dheer, caafimaad, iyo cibaado suuban
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha XFS oo saxiixay buugga tacsida ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi AUN Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ugu tagay qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi (Fara-Cade), si uu ula qeybsado xanuunka geerida.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Jubbaland oo sheegay inay fashiliyeen weerar ay kooxda Alshabaab ku soo qaadeen Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaa Cabdalle ayaa sheegay inay ka hortageen weerar ay koox Alshabaab ku soo qadeen deegaankaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxda Xuutiyiinta oo weerar gantaallo ah ka geystay gudaha Israa’iil Ciidanka Israa’iil ayaa xaqiijiyay in gantaal laga soo riday dalka Yaman uu ka dhacay gudaha ismaamulka Yuhuudda, ayagoo intaa ku daray in uu meel aan la deganayn, waxyeellona aanay ka dhalan.
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu Mareykanka Itoobiya kala hadlay? Magaalada Addis Ababa waxaa dhowaan gaaray wafdi Maraykanka ka socda oo uu hogaaminayo ergayga dowladda Marykanka u qaabilsan bariga Afrika Mike Hammer, kaasoo kulamo la qaatay madaxda dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah shirkadaha gantaallada Sameeya ee Pakistan Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday wareeg cusub oo cunaqabatayn ah, taas oo lagu beegsanayo shirkad Pakistani ah iyo dhowr hay’adood iyo hal qof oo Shiineys, kuwaas oo ku lug leh qalabka iyo teknoolajiyada loo adeegsado horumarinta gantaallada ballistic-ga ee Pakistan.
1 daqiiqo Sheeko:War Dhalashada Nebi Muxamed(NNKH) oo maanta dunida Islaamka looga dabbaal-degayo Muslimiinta dunida ayaa maanta u dabbaal-degaya dhalashada Nebi Muxamed (NNKH) oo ku beegan 12-ka bisha ay Soomaalidu mowliidka u taqaanno, madaxda Islaamka ayaana bulshooyinkooda u diray tahniyado ku aaddan munaasabadan qeymaha badan.