Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Switzerland, ahna ergeyga joogtada ah ee xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva Khadra Ducaale ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo waxaa ka gudoomay Agaasimaha Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva, Tatiana Valovaya.