2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo Ku Dhawaaqay Dhoolatuska Hubka Nukliyeerka Kadib Hanjabaado Uga Yimid Reer Galbeedka. Ruushka ayaa sheegay in uu sameyn doono dhoolatusyo ay ku jiraan adeegsiga hubka nukliyeerka ah, maalmo kadib markii hogaamiyayaasha sare ee Yurub ay sheegeen in taageero militari oo xoogan ay siinayaan Ukraine.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada oo Digniino Kasoo Saartay Roobabka iyo Fatahaadaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu cabirkiisa kor u kacay una dhowaaday heerka qatarta ah.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse Barre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaarayo Magaalada Nairobi Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo sidiiran loogu soo dhoweeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Chad oo 40 Sano Kadib u Guureysa Nidaamka Dimuquraadiga, Xukunno Milatari Kdib Dadweynaha dalka Chad ayaa u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne cusub taasoo noqon karta doorashadii ugu xiisaha badnayd ee dalkaasi ka dhacda muddo soddon sano ah, Chad ayaa hadda ka guureysa nidaamkii hore.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Kenya oo Ka Walaacsan Musharraxnimada Raila Odinga iyo Soomaaliya oo Taageero Ka Heshay 30 Dal oo Afrika ah Hogaamiyaha Isbaheysiga Kenya ee Raila Odinga ayaa dib u dhac weyn kala kulmay ololihii uu u galayay inuu noqdo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), xilli ay tartan adag kula jirto wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Ambabaxay Dalka Kenya, Waa Maxay u Jeedka Safarkiisa Nairobi? R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu ku tagayo booqasho rasmi ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababarihii Argentina Ku Hoggaamiyay Ku Guuleysiga Koobkii Adduunka 1978-dii oo Geeriyooday Tababarihii ugu horeeyay xulka qaranka Argentina ku guuleystay Koobka Adduunka ee horeeyay 1978-dii César Luis Menotti ayaa geeriyooday isagoo 85 jir ah, sida uu sheegay xiriirka kubada cagta Argentina ee AFA Axadii.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida dadweynaha u gaysteen.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Pakistan iyo Soomaaliya oo Ku Baaqay Xabad Joojin Deg Deg ah oo Laga Sameeyo Marinka Gaza Soomaaliya iyo Pakistaan oo si wadajir ah ugu baaqay joojinta dhibaatada lagu hayo Falastiiniyiinta ayaa muujiyay sida ay u garab taagan yihiin shacabka Falastiin, waxayna hoosta ka xariiqeen in si deg deg ah.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Tirada Dadka Ku Dhuntay Daadadka Ku Dhuftay Brazil oo Korortay. Ugu yaraan 75 ruux ayaa ku geeriyootay, halka 103 lagu la’yahay ka dib Daadad waaweyn oo ku rogmadeen gobolka rio grande do sul ee koofurta dalka Brazil sida ay sheegeen maamulka maxalliga ah ee deegaanku.