2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse “Ma Aqbaleyno Inaan Markale Doorasho Dib Ugu Laabanno Teendhada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CADAALADDA ADDUUNKA Dowladda Mexico oo Dacwad Ka Dhan ah Dalka Ecuador u Gudbisay Maxkamadda ICJ Dalalka Mexico iyo Ecuador ayaa midba midka kale dacwad ka dhan ah u gudbiyay maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda adduunka, ka dib markii uu cirka isku sii shareeray khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyaahi labadaas dal.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Jaamacado Mareykanka ah oo Duruusta Ka Mamcuuncay Arday Siiwaday Bannaanbaxyada Lagu Taageerayo Falastiin Jaamacadda Colombia ee ku taalla magaalada New York ee dalkan Maraykanka ayaa Isniintii mamnuuc, xubno ka mid ah ardayda ee u dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta ee diiday inay ka guuraan barxadda hore ee dhismaha Jaamacadda
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maamulka SSC Khaatumo oo Somaliland Ku Eedeyay in Colaad Sokeeye ay Ka Hurineyso Gobolka Sanaag Maamulka SSC Khaatumo ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku eedeeyay Somaliland inay colaad sokeeye ay ka hurinayaan degaannada gobolka Sanaag, ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay halkaas lagu dilay labo qof.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Kenya oo Dib-u-Fureysa Dugsiyada Waxbarashada iyo Cabsida Roobab oo Wali Taagan Dowladda Kenya ayaa bilaabeysa dib u furista dugsiyadeeda iyo goobaha kale ee waxbarasho, kadib hal todobaad oo ay dib u dhigtay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah, iyadoo dhimashada ka dhalatay daadadka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa Laga Fasiran Karaa Hadalkii Wasiirka Gaashaandhigga ee Ku Saabsan Duruufaha Ciidanka? Wareysi uu dhowaan bixiyay wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur jaamac ayuu kaga hadlay duruufta iyo nolosha adag ee ay ciidanka xoogga dalku ku shaqeeyaan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha dib-u-heshiisiinta Mareykanka iyo UK oo Dhaqdjaqaaqa Xamaas Ka Dalbaday Aqbalaadda Xabadjoojinta Qaza Maraykanka iyo UK ayaa ku booriyay Xamaas inay aqbasho soo jeedinta Israa’iil ee ku aaddan xabbad joojinta dagaalka Gaza iyo sii deynta qaar ka mid ah la maxaabiista ay gacanta ku hayso, kuwaas oo sugaya in ay dib ugu laabtaan qoyskooda.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Africom Kala Hadlay Dardargelinta Dagalka Al-shabaab Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta kulan gaar ah oo looga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab la qaatay Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Mareykanka Kornel David Haskell.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeygalay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee ku saabsan maalgashiga.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Hannaan Sugidda Cntada iyo Badqabka oo Muqdisho Ka Dhcay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya.