1 daqiiqo Sheeko:War Shirkadda Hormuud oo War Kasoo Qaar Kamid ah Shaqaalaheeda oo Qarax Lagu Dilay Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud ayaa war ka soo saartay qarax miino oo ka dhacay deegaanka waydow oo ay ku naf waayeen 6 kamida shaqaalaha shirkaddu.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xarunta Safaarada Turkiga ku booqday Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Jasiiradda Sinsibaar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaba-gabaynayey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku jooga dalka Tansaniya ayaa soo booqday Jasiirrada Sinsibaar.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Shir Looga Hadlayo Dardargelinta Amniga Caasimadda oo Muqdisho Lagu Qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xuska Maalinta Caalamiga ah Badqabka Goobaha Shaqada oo Muqdisho Lagu Qabtay Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu Xusayay maalinta Caalamiga ah ee badqabka goobaha shaqada ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeybgalay mas’uuliyiin kale duwan oo dowladda ka tirasan dowladda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Munaasabad Lagu Weynaynayo Maalinta Tallaalka Adduunka oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa daahfurey munaasabadda todobaadka Tallaalka adduunka oo sanadkasta la qabto 24 bisha Abriil ilaa 30 Abriil.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Gudaha oo Kulan La Qaatay Saraakiil Ka Socota Dalka Masar Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Booliska dalka Masar, kuwaas oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Ka Qeybgalay Shirka Hey’adda Hormarinta Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Gudaha oo Kormeer Ku Tagay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kormeeray xarunta Dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, halkaas oo uu kulammo kula qaatay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kulan Gaar ah La Qaatay Saraakiil Ka Socota Dalka Masar Taliye Ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socda dalka Masar, kuwaas oo shalay soogaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.