1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska UK oo Xabsiga Dhiga Sedex Ruux oo Lagu Eedeeyay Dilka 5 ruux oo Tahriib ah Booliska UK ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo lagu eedeeyay inay shan qof ku dileen dalkaas.xz, Dadka la diley ayaa qeyb ka ahaa 112 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Saraakiil Ka Tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya oo Tababar Loosoo Gabagabeeyay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar socday muddo labo maalmood ah u soo gabagabeesay saraakiil ka tirsan hey’adda,waxaana Tababarkaas oo ku saabsanaa maaraynta qulqulka dadka.
3 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dowlad Goboleedyada uga Digay Siyaasadeynta Howlaha Masiiriga ah Madaxweynaha JFS mudane Dr. Xasan Sheekh oo goordhow soo saaray warmurtiyeed ku saabsan xiriirka maamulkiisa kala dhaxeeya dowlad goboleedyada ayaa ka digay in aan la siyaasadeyn howlaha qaran isaga oo ka yiri.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan Gaar ah La Qaatay Saraakiil Ka Tirsan Dowladda Turkiga Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah xarunta wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya kula qaatay mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ciidamada Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo Digniino Kasoo Saartay Saameynta Roobabka Xilli Gu’ga Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee Dowladda Faderalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay saameynta iyo dhibaatooyinka ka dhallan kara Roobab aad u xooggan oo la saadaalinayo in 8-da maalmood.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Taliyaha Booliiska Garoonka Aadan Cadde oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde Cabdifataax Bashiir Cali ayaa looga yeeray maxkamada Gobolka Banaadir, waxaana lagu eedayay inuu Dhisma sharci daro ah ka wado dhul ku yaalla aagga Garoonka Adan Cadde.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ciidanka Itoobiya oo Toogasho Ku Dilay Dhaqtarad Caan ka ah Gudaha Dalkaasi ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Itoobiya dhaqtarad ku taqasuustay maqaarka oo ka howlgalaysay isbitaalka Debere Markos ee gobolka Amxaarada ayay ciidamada Federaalku toogteen, xilli ay ku sugnayd goobteeda shaqo.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Maanta Muqdisho Ka Furay Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Falastiin oo Soo Dhoweysay Tallaabada Dowladda Jameyka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Falastiin ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dowladda jameyka ugu aqoonsatay dowlad madax-bannaan, dalalka kale ee caalamkana ugu baaqday inay tallaabadaa.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Isbitaalka Ex Digfeer Ku Booqday Dhaawacyo Laga Keenay Garoowe Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ee magaalada Muqdisho.