Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Ku Riday Xubno Lagu Eedeeyay Burcad Badeednimo Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey, ayna Eedeysaneyaal ka yihiin. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxkamadda Racfaanka oo Waxkamajiraan Kasoo Qaaday Kiiska Cabdullahi Maxamed iyo Maxamed Cadde Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay.
1 daqiiqo Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u Fariisatay Dhageysiga Dacwad La Xiriirta Anshax Darro Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u farriisatay dhagaysiga gal dacwadeed la xariira dhaqan xumada baraha bulshada lagu baahiyo oo loo haysto wiil dhallinyaro ah.
1 daqiiqo Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Ku Dhawaaqday Go’aanka Dacwal La Xiriirta Musuqmaasuq Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta xukunka loo heysto dhowr eedeysane oo loo heystay Musuq maasuq. Dadkaan ayaa kala tirsanaa hay’addaha kala ah. Socdaalka, Wasaaradda Maaliyadda.
1 daqiiqo Maxkamadda Racfaanka oo Ku Dhawaaqay Xukunka Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saartay kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Maxkamadda Racfaanka oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Xukunka Eedeysane Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saareysaa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Maxkamadda Racfaanka oo Fadhigii Ugu Dambeeyey Maanta Ka Yeelanaysa Kiiska Eedeysane Sayid Cali Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa.
1 daqiiqo Shirkadda Automative Management Service oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray, Kadib Dacwad Laga Soo Gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Shirkadda Automative Management Service ka dalbatay inay muddo bil ah gudeheed ku hor timaado, ayadoo sheegtay inuu dacwad kasoo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
1 daqiiqo Maxkamada Racfaanka oo Maanta Markale u Fadhiisan Doonta Kiiska Eedeysane Sayid Cali Maxkamada racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale u fadhiisan doontaa Kiiska loo heysto Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay xaaskiisii AUN Luul Cabdicasiis.
1 daqiiqo 30 Garsoore oo Kusoo Baxay Imtixaan Furan oo 2000 Ka Qeybgashay oo Muqdisho Lgu Dhaariyay Munaasibad lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxa si rasmi ah looggu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan furan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah.