1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Xeerilaalinta Soomaaliya oo soo xirtay Mas’uul ka tirsan Shirkadda Favori Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori oo u dhashay dalka Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukin Lix Bilood oo Xarig ah Ku Ridday Gabdho Tiktok Caan ka ah Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa kicin dadweyne, hurinta dagaal sokeeye iyo faafinta anshax xumada.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Ku Riday Xubno Lagu Eedeeyay Burcad Badeednimo Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey, ayna Eedeysaneyaal ka yihiin.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Waxkamajiraan Kasoo Qaaday Kiiska Cabdullahi Maxamed iyo Maxamed Cadde Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u Fariisatay Dhageysiga Dacwad La Xiriirta Anshax Darro Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u farriisatay dhagaysiga gal dacwadeed la xariira dhaqan xumada baraha bulshada lagu baahiyo oo loo haysto wiil dhallinyaro ah.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Ku Dhawaaqday Go’aanka Dacwal La Xiriirta Musuqmaasuq Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta xukunka loo heysto dhowr eedeysane oo loo heystay Musuq maasuq. Dadkaan ayaa kala tirsanaa hay’addaha kala ah. Socdaalka, Wasaaradda Maaliyadda.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Ku Dhawaaqay Xukunka Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saartay kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Maanta Ku Dhawaaqaysa Xukunka Eedeysane Sayid Cali Macalin Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saareysaa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Fadhigii Ugu Dambeeyey Maanta Ka Yeelanaysa Kiiska Eedeysane Sayid Cali Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Shirkadda Automative Management Service oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray, Kadib Dacwad Laga Soo Gudbiyay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Shirkadda Automative Management Service ka dalbatay inay muddo bil ah gudeheed ku hor timaado, ayadoo sheegtay inuu dacwad kasoo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.