1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamada Racfaanka oo Maanta Markale u Fadhiisan Doonta Kiiska Eedeysane Sayid Cali Maxkamada racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale u fadhiisan doontaa Kiiska loo heysto Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay xaaskiisii AUN Luul Cabdicasiis.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR 30 Garsoore oo Kusoo Baxay Imtixaan Furan oo 2000 Ka Qeybgashay oo Muqdisho Lgu Dhaariyay Munaasibad lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxa si rasmi ah looggu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan furan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Shaacisay in Dambi Lagu Waayay Taliye Cabdifitaax Bashiir Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa shaacisay wax dambi ah lagu waayay taliyihii ciidanka Booliiska garoonka Aadan Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Bashiir Cali, kaas oo warqad soo qabasho ah loo jaray 24-kii bishaan.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Taliyaha Booliiska Garoonka Aadan Cadde oo Maxkamadda Gobolka Looga Yeeray Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde Cabdifataax Bashiir Cali ayaa looga yeeray maxkamada Gobolka Banaadir, waxaana lagu eedayay inuu Dhisma sharci daro ah ka wado dhul ku yaalla aagga Garoonka Adan Cadde.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Maanta Furtay Dhageysiga Dacwadda Eedeysane Sayid Cali Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta dib u furtay dhageysiga kiis dacwadeedka Sayid Cali Macalin Daa’uud, kaas oo ku eedeysan inuu dil u geystay xaaskiisa Luul Cabdicasiis, Maxkamadda gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka oo Muddeysay Fadhiga 3-aad Dhageysiga Dacwadda Sayid Cali Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muddeysay in Maalinta Arbacada ah 06-03-2024 Maxkamadda la horkeeno mar kale Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto eedda ah inuu ka dambeeyay fal lagu gubay
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta soo gabagabeysay kiiska Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku Eedeysanaa Dilka Xaaskiisa. Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhageysiga garmaqalka 2-aad ee gal dacwadeed ciqaabta namabarkiisu yahay 147/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Xaaskiisa Luul Cabdicasiis.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Markale u Fariistay Kiiska Eedeysane Macalin Daauud Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Isniin ah taariikhdu ay ku began tahay 26-ka February 2024 markale loo fariisanaysa dhageysiga labaad kiis dacwadeedka loo heysto Sayid Cali Macalin Daauud.
4 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxaan ka baranay dhagaysiga dacwadda eedaysane Sayid Cali Macallin Daa’uud Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah 21ka Feebaraayo 2024, u fariisatay dhagaysiga dacwada kiista dilka ah ee lagu soo eedeeyay Sayid Cali, kiiskaan oo ahaa mid aad loo wada sugaayay maadaama uu u dhacay si ka duwan kiisaska kale
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Dhageysatay Kiiska Eedeysane Seyid Cali Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u farriisatay dhageysiga garmaqalka 1-aad ee gal dacwadeed ciqaabta ee namabarkiisu yahay 147/2024 kaas oo eedeysane ka yahay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan.