1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Heshiiska Difaaca Turkiga iyo Soomaaliya oo Dhaqangalaya iyo Markab Dagaal oo soo gaaray Xamar Waxaa bilowday dhaqangelinta heshiiska difaaca Soomaaliya iyo Turkiga iyada oo markab dagaal oo laga leeyahay dalka dambe oo soo gaaray xeebaha dalka, kuna soo xirnayo Muqdisho, madax kale duwan ayaa gaartay dekadda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Britain oo Bilaabaysa Masaafurinta Magangalyoon Badan iyo Baarlamaanka oo Dood Adag Ka Keenay Sharciga Ka Dhanka ah Qaxootiga. Raiisel wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ballan qaaday Isniintii in duulimaadyadii ugu horreeyay ee waddanku u masaafuriyo Rwanda ay ku bixi karaan 10-12 toddobaad gudahood, isagoo shaaciyay inuu soo afjarayo.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliiska Gobolka Banaadir oo Gacanta Ku Dhigay Shkhsi Si Sharci Darro u Buufinayay Bajaajta A iyo B Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir ayaa Gacanta Ku soo dhigay Eedeysanayaal Lagu Qabtay ayagoo si sharci dara ah ku Buufinayo Mootooyinka A iyo B ah Arintan oo Horey Sharci loogu soo saarey.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Tursan Baarlamaanka Bariga Afrika Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Xildhibaano ka socday Baarlamaanka ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Doortay Guddoomiye Cusub, Iyagoo Guddomiyihii Hore Eryay Ururka Saxafiyiinta Puntland ee MAP ayaa guddoomiye u Maxamed Daahir Ceynsane oo ahaa guddoomiyihii hore ee ururkaas,halka guddoomiye ku xegeenna ay u doorteen Maxamed Deeq Cabdalle.
1 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Shacabka Colombia oo Bilaabay Dibadbaxyo Ka Dhanka Madaxweynaha Talada Haya Dadweyne aad u badan oo ka mudaaharaadaya isbedelada ay dowladdu qorshaynayso ayaa isugu soo baxay qaar kamida magaalooyinka waaweyn ee dalka Colombia, waxayna dibad-baxayaashu ku dhawaaqayeen hadallo.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Muqdisho Ka Dhagaxdhigay Laanta Socotada Booliiska Ra’isal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed oo hoy u noqon doonta askarta u kala socdaali doonta gobollada dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho Sarmi ah Uga Bilaabatay Wadanka Ciraaq Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, kadib markii diyaaraddii siday isaga iyo wafdigii la socday ay ka ambabaxday garoonka Ataturk.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Faahfaahiyay Shir Caalami ah uu Kaga Qeybgalay Mareykanka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka warbixiyay shirarkii hey’adaha dhaqaalaha adduuunka ee uu magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qeyb galay.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ballan Qaaday in Dowladda ay Garab Istaageyso Qof Kasta oo Dalka Darajo usoo Hooyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in cidkasta oo dalka magac wanaagsan u keenaysa ay dowladu diyaar u tahay inay ku garab istaagto.