1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Macluul Baahsan oo Laga Cabsiqabo Iney Ku Dhufato Qaza iyo Digniino Laga Soo Saarayo Hay’adaha caalamigaa ayaa ka digaya macaluul baahsan oo ka dilaacday marinka qasa, taasoo ka dhalatay dagaalka halkaa ka socda, iyo duqeymaha joogtada ah ee Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cusub ee Arrimaha oo Sirasmi ah Xilka Loogu Wareejiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac, ayaa xilka uu kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Munaasabad Lagu Dhaariyay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka oo Muqdisho Ka Dhacday Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaariyey Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Deegaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka oo Shir Caalami ah Uga Qeybgalay Magaalada Vienna Hanti-dhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa maagaladda Vienna ee dalka Austria uga qaybgalay shir-weynaha hirgelinta Yoolalka Horumarka Waara.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay oo Gaaray Galmudug iyo Madax La Kulantay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa qabilay Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobe oo uu hoggaaminayo Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Dowladda Turkiga oo Gargaar u Dirtay Qaza Xilli Laga Cabsi Qabay Majaaco Ka Dilaacda Xilli ay dadka reer Qasa wajahayaan macaluul baahsan oo ka dhalatay dagaalka bishii 7-aad oo xariir ah ku socdaa ayaa Maanta oo Talaado ah, waxay dowladda turkigu qasa u dirtay markabkii sagaalaad oo gargaar bini’aadannimo.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan “Inuu Balwad leeyahay Ninkii Lagu Arko Waa uu Iska Tagayaa, Balwad Waa Cudur” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugnaa goob tababar uu uga socday askar ka tirsan xoogga dalka ayaa si aad ah uga digay in ciidanku yeeshaan balwadda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Toorey Loo Adeegsaday oo Ka Dhacay Australia iyo Booliiska oo Qabtay Dambiilaha Booliiska dalka Australia ayaa sheegay in weerarka mindida ah lagu qaaday kaniisad ku taal magaalada Sidni (Sydney), kaas oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan afar qof oo uu ku jiro hoggaamiyaha kiniisaddu.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bahda Caafimaadka oo Ka Digaya Khatarta Heerkulka iyo Kiisaska Ugu Badnaa ee Xanuunka Shubanka Soomaaliya waxaa xilligan ka jira heer kul daran iyada oo Muqdisho oo uu kulku hooseyn jiray ay beryahan heerkeedu gaarayay bartanka sodomeeyo tiiyo keeneysa cudurrda badan oo ay ka mid yihiin Shuban-biyoodka iyo Daacuunka.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaad Ka Ogtahay Cududda Ciidanka Iran, Kadib Weerarkii Lagu Qaaday Gudaha Iseal? Waxaa meeshii ugu sarreysay maraysa xiisadda ka aloosan bariga dhexe ee u dhexaysa maamulka Israa’iil iyo dalka Iiraan, waxaana laga cabsi qabaa in xiisadda labada dhinac ay gobolka iyo adduunkoo dhan ku faafto.