1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Waashinton Kaga Qeybgalo Shirka IMF iyo Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Lix biloodlaha) ee IMF.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Israel oo Ku Dhawaaqay Iney Jawaab Aargudasho ah Ka Bixinayaan Weerarkii Iran Xilli Iran ay ka digtay tallaabo ay qaaddo Israel ayaa u muuqata inay Tal Aviv go’aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Daadad Ku Rogmaday Tanzania oo Sababay Khasaare Kale Duwan iyo Cabsida Laga Muujinayo El-Nino Daadad xooggan oo ku rogmaday qeybo kamid dalka Tanzania oo ka dhashay Roobab Mahigaan ah oo maalmahaan ka da’ayay ayaa sabay khasaare xoogan, ku dhawaad 60 qof ayaa ku dhintay tan iyo bilowga bishan Abriil roobab
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hey’adda Maareynta oo Gargaar Kale Duwan u Dirtay Magaalooyin Dhaca Bariga Gobolka Galgaduud Hey’adda Maareynta Qaranka ee SODMA ayaa habeenimadii xalay shixnido gargaar ah waxaa ay u dirtay degmooyinka Ceeldheer iyo Masagawaa oo ka tirsan gobolka Galgaduud, xilli dalka uu ka curtay roobka xilliga Gu’ga.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Xeryo Tabar Loogu Soo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneraal Daa’uud.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Khasaaraha Soo Gaaray Qoyska Ismaciil Haniya oo Sii Kordhay, Kdib Weerarkii Israel ay Ku Beegsatay Wasaaradda Caafimaadka ee qasa ayaa xaqiijisay dhimashada malaak Haniya oo ahayd gabar yar oo uu awoowe u yahay madaxa xaafiiska siyaasadda ee ururka Xamaas Ismaaciil Haniya, waxayna u geeriyootay dhawaac.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cusub ee Amniga oo Maanta Xilka Sirasmi ah Loogu Wareejiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag .
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiye Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Taliyaaniga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub dalka Taliyaaniga ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiirka Gaashaandhigga oo Sheegay in Dowladdu ay Xoogga Saari Doonto Dagaalka Al-shabaab Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in Dowladdu ay xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobollada dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa Laga Dhaxlay Sanad Kadib Dagaalka Sokeeye Ee Ka Socda Suudaan? Dagaalka ka socda wadanka Suudaan ayaa waxaa maanta u buuxsamay muddo hal sano ah, kaas oo u dhaxeeya millatariga iyo xooggaga hubeysan ee RSF, dagaalkaan ayaa galaaftay nolosha kumannaan reer Sudan ah.