2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Gaashaandhigga oo Ugu Hambayeeyay Ciidanka Xoogga Munaasabadda 12-ka April Wasiirka Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa Hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka oo u dabaaldegay 64-sano guuradii kasoo wareegtaymarkii markii la aasaasay.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Hambalyo Ku Aadan 12-ka April u Diray Ciidanka Xoogga Ra’iisul WasaarahaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Dalka oo Ugu Hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Munaasabadda 12-ka April Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka.
7 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha CIIDAMADA Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka oo Loo Dabaaldegayo 64-Sanoguuradii Kasoo Wareegtay Markii Dhidibada Loo Taagay Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April 2024 waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah La Qaatay Dhiggiisa Madaxweyne William Rotu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Jubbaland oo Guulo Ka Sheegtay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Baarsanguuni Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in duleedka deegaanka ay ku dagaalameen ciidanka xoogga dalka oo taageero ka helaya Daraawiishta Jubbaland iyo Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Nairobi Lagu Soo Dhoweeyay iyo Safar Ugu Bilowday Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayroobi halkan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo Si Adag Uga Hadashay Dilka Caruur uu Dhalay Hoggaamiyaha Siyaasadda Ee Ururka Xamaas Sarkaal ka tirsan Ururka Xamaas ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar caruur uu awoowe u yahay hoggaamiyaha.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Dhiiragelin La Qaatay Saraakiisha Haweenka ah Ee Ciidanka Xoogga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga kulan dhiirigelin ah la qaatay qaar ka mid ah Saraakiisha haweenka ah ee ku jira.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Farxadda Ciidda La Qaatay Qaar Kamid ah Agoonta Ciidanka XDS Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid caruurta ay geeriyoodeen askarta ku baxday dagaalka lagula jiro Al-shabaab.