1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Masaajidka Isbaheyusiga Kula Tukaday Shacabka Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalamul Islaami oo Maanta Siweyn Looga Dabaaldegayo Munaasabadda Ciidul Fifriga Caalamul Islaami ayaa maanta si isku mid ah waxaa looga dabaaldegayaa munaasabadda Ciidul Fidri oo maanta ku began, kadib 30 maalmood oo bisha Ramadaan ah.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Habalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fitriga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaaan shacabka Soomalaiyeed meel walba ay joogaan, isagoo ugu hambalyeeyay bilashada bisha Shawaal.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐔𝐊 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐧𝐬𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐞𝐲𝐦𝐢𝐡𝐢𝐢 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐥𝐚𝐡𝐞𝐲𝐝 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚. Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya, xilli dhowaan Somaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlay Xoojinta Amniga Guud Ee Caasimadda oo Muqdisho Ka Qabsoomay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa shir gudoominayay shirka amniga Caasimada maalmaha ciida ee nagu soo foodleh, Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta ammaanka caasimadda maalmahaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xilalka u Kala Wareejiyey Agaasimeyaasha Hey’adda NISA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Golaha Amniga Midowga Afrika oo Aqbalay Codsi Ciidamo Caalami ah Loogu Soo Dirayo Soomaaliya Golaha amniga iyo nabadda Midowga Afrika ayaa soo dhoweeyay baaqii dhowaan kasoo baxay dowladda federalka ee Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo calami ah oo ka howlgalaya dalka.
1 daqiiqo Sheeko:War Lubnaan: Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Xisbullah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Koonfurta Dalkaasi Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay Isniintii inay fuliyeen duqayn dhinaca cirka ah oo ka dhacday Koonfurta Lubnaan, waxayna intaas ku dareen, inay dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xisbullah oo weerar ku haya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hey’adda SODMA oo Gargaar Ka Qeybisay Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ay wajahayaan shacabka Soomaaliyed ee dantayar ayaa maanta ku dhawad 10,000 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macalinkii Xulka Qaranka Soomaaliyeed iyo Ciyaariyankii Kooxda Horseed oo Geeriyooday Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waxaa ku geeriyooday Allah unaxariistee Maxamed Cismaan Maye oo loo yaqiin Skoot oo ka mid ahaa ciyaaryahannadii hore ee dalka, una soo ciyaaray Kooxda Kubadda .