1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Sagootin ah u Sameeyay Safiirkii Hore Dowladda Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye u joogay Soomaaliya, Mudane Ibrahim M. Yagli.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka oo Siiwada Ka Doodista iyo Waxkabedelka Dastuurka Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan ku xigeennada Labada Aqal ayaa shir guddoomiyay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Masar iyo Eritrea oo Wadajir u Sheegay Muhiimadda Ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya Madaxweyneyaasha dalalka Masar iyo Eritrea oo kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa siweyn uga wadahadlay xaaladda gobolka, iga sheegay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo madaxbannaanida iyo midnimada.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cadaaladda oo Booqday Xarunta Cilmibaarista iyo Garsoorka Dowladda Qatar Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Xarunta Cilmi-baarista qaanuunka iyo Garsoorka dalka Qatar.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Fardowso Cigaal “Talaabadii koowaad ee Lagu Ilaalinaayey Badqabka Duulimaadyada Waan Qaadnay” Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal oo ka qeybgalaysay dood ka socotay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya sharciyd buuxda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradaha Cadaaladda Soomaaliya iyo Qatar oo Heshiis Ku Kala Sixiixday Magaalada Doha Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo Wasiirka Cadaaladda dalka Qatar, mudane Ibraahiim Bin Cali Almuhannadi ayaa Doha.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Markale u Fariistay Kiiska Eedeysane Macalin Daauud Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Isniin ah taariikhdu ay ku began tahay 26-ka February 2024 markale loo fariisanaysa dhageysiga labaad kiis dacwadeedka loo heysto Sayid Cali Macalin Daauud.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya ay u soo magacawday dalkeenna.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh Wasiirudowlaha Ingiriiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska Mudane James Stephen Heappey.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirweynaha Maamullada iyo Degmooyinka Hirshabeelle oo Jowhar Maanta Ka Furmay Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.