2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Faahfaahiyay Muhiimadda Heshiiska Difaaca Dowladdu La Gashay Turkiga Ra’isul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiis ay Soomaaliya la gashay Turkiga oo ku aaddan amniga iyo dhaqaalaha kadib ansixinta golaha wasiirada.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Degdeg ah la leh Labada Aqal ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu fadhi gaar ah la leeyahay labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Golaha Wasiirrada XF oo Ansixiyay Heshiis Difaac oo Soomaaliya iyo Turkiga ah, Difaaca Badda ayaa qeyb ka ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay wada galeen labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Muqdisho: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Bilowday Dhageysiga Dacwadda Ninkii Xaaskiisa Gubay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Talaado ah u fariisatay dhageysiga galdacwadeedka loo heysto eedeysane Sayid Cali Maxamed Daauud oo 26-kii January 2024 Xaaskiisa Luul Cabdicasiis.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka oo Soo Gabagabeeyay Dooda Cutubka 1-aad Ee Dastuurka Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka guud ee labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Gaashaandhigga Uganda oo Safar Ku Yimid Muqdisho iyo Heshiis Lgu Kala Sixiixday Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku yimi magaalada Muqdisho, iyada oo uu Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Wafdi Ka Socday Jaamacadda Carabta oo Dhambaal Siday oo Soo Gaaray Muqdisho Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Ridday Askari Ka Tirsanaa NISA Dable Badri Cabdiraxmaan Kaahin oo ka tirsanaa ciidanka hey’adda NISA ayaa loo soo xiray Dil bareer ah uu u gaystay Marxuum Cabdullahi Yuusuf Axmed dilkaas oo ka dhacay laamiga Xoosh ee degmada Dharkenlay 21 kii.
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Ajandaha Taliyaha Ciidanka uu Kala Hadlay Dhiggiisa Dowladda Qatar, Kadib Safarkii Doha Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo casuumaad Rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Qatar Sareeye Guud Salem Bin Hamad Al Aqeel Al Nabit, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Qatar.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta shuruucda…