1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Ciidanka Milaratariga Taliyaaniga? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Talyaaniga Admiral Giuseppe Cavo Dragone.
3 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Maalinta iyo Taariikhda Raadiyaha Sanad waliba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta Radiyaha, waxaana jira in dunida oo dhan laga xusayaa maalinta raadiyaha. Maalinta Raadiyaha Adduunka ayey Qaramada Midoobey markii ugu horeysay/
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Imaaraadka Cabata ee Muqdisho Kadib dhacdadii Xerada Gordon ee lagu dilay saraakiisha Imaaraadka, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa tacsi ugu tagay Safaraadda Imaaraatka Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muqdisho: Madaxweyne Xasan oo Booqday Goobo Ganacsi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni iyo nololeed ee caasimadda dalka ayaa booqday goobo ganacsi oo ku yaalla caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Goleyaasha Baarlamaanka oo Wadajir Uga Dooday Dib u Eegista Dastuurka iyo Waxkabedelkiisa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaan shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee labada gole BJFS, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Ivory Coast oo Guuleystay Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024 Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib markii finalka kaga adkaadeen 2-1 dhiggooda Xulka Qaranka Nigeria, ciyaartii ka dhacday Magaalada Abidjan guushooda go’aamiyey gool uu waqti dambe u dhaliye.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Maanta Gudagalaya Ka Doodista iyo Waxkabedelka Dastuurka Dalka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jammhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah ay kulan wadajir ah ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kulanka ayaa ah.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, War Akhriso:Ajandaha Madaxweyne Xasan Kala Hadlay Haweenka Ku Jira Labada Aqal ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo Dubai Uga Qeybgalayo Shirkak Dalalka Carbeed Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga qayb-galay shirka Wasiirrada.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddiga Joogtada ah ee Golaka Shacabka oo Soo Saaray Jadwalka Kulamada u Gaarka ah Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen xubnaha.