1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Akhriso: Ajendeyaaha Looga Hadlay Kulanka Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh iyo Madaxa Hey’adda IMF Kristalina Georgieva. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Hey’adda IMF.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hirshabelle: Wafdi Nabadraadin ah oo Gaaray Jalalaqsi iyo Waanwaan Laga Dhexewado Beelo Ku Dagaalamay Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdi Daahir Karoore oo ay wehlinayaan wasiirka maaliyadda Cabdiraxiin Ciise Cadow, wasiirka duulista hawada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo Gaaray iskaashi Amni Dinacyo Badan Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka qeyb ah wadiga madaxweynaha ee kuu sugan magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Roma: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka wada hadlay Xiisanadda Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa kulan kula yeeshay Madaxweynaha dalka Comoros, Azali Assoumani
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Khudbad Ka Jeediyay Madasha Afrika iyo Taliyaaniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalkeenna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Mahad Salaad oo Shir Kaga Galaya Mombasa Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Xasan oo Hambalyeeyay Kooxda Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyeeyay tartanka dowlad goboleedyada iyo maamuka gobolka Banaadir oo kusoo idlaaday garoonka Muqdisho Stadium, waxaana uu si gaar u hambalyeeyay kooxda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug oo Ku Guulaysatay Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2024 Kooxda Kubadda Cagta ee Galmudug ayaa noqotay Champions-ka dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka 2024, kadib markii ay ku guuleysteen tartanka, citaar xiiso badan oo ay la qaateen dhiggooda Hirshabeelle.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiiro Cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud,
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir-madaxeedka Afrika iyo Taliyaaniga oo Roma Ka Furmaya iyo Qodobada Looga Hadlayo Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga waxaa maanta ka furmaya shir-madaxeedka 28-aad ee madaxda Afrika iyo dowladda Taliyaaniya, xilli ay gaareen qaar kamid ah madaxda dalalka Afrika iyo Yurub, kuwaas oo ka qeyb gali doona.