2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug iyo Banaadir oo Galabta Middood Finlka Tartanka Laga Sugayo, Xilli Hirshabeelle ay Xaadirtay Garoonka Stadium waxaa galabta ka dhacaya kulan weyn oo lagu xaqiijinayo kooxaha Galmudug iyo Banaadir midda tiigsan doonto Finalka oo ay Hirshabeelle ay is arki doonaan oo shalay Rigoorooyin 5 iyo 4 uga soo gudubtay Jubbaland,
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Xildhibaannada Labada Goleb oo Maanta Ka Doodaya Habraaca Dastuurka Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan xasaasi ah ku leh xarunta Villa Hargeysa, sida guddoonku uu sheegay, kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaanka Xuutiyiinta oo Farriin Adag u Diray Mareykanka iyo Ingriiska, Kadib Weerarradii Lagu Qaaday Kooxda Xuutiyiinta ee ka dhisan Yemen oo muddooyinkii dambe wajahayay weerar kaga imaanaya Mareykanka iyo Britain, xilli ay kordheen weerarrada gacanka Cadmeed ee badda Cas ayaa soo diray diginin ku socota labadaan dowladood.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Soomaaliya: Sarkaal lagu Dilay Duqeyn ay Fuliyeen Ciidamo Mareykan ah Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay duqeyn laga fuliyay Soomaaliya in lagu beegday xubno ka tirsan Al-shabaab, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Taliska Afrika ee ciidamada Maraykanka ee loo yaqaanno AFRICOM.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hirshabeelle oo Gaartay Finl-ka, Xilli Galmudug iyo Banaadir Midood ay Sugeyso 28-ka Bisha Final-ka Kooxda kubadda cagta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta u gudubtay Finalka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kadib markii Semi-finalka ay kaga adkaatay kooxda Jubbaland.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Qodobbada Looga Hadlay Kulanka Wasiir Fiqi iyo Odeyaasha Dhaqanka ee Reer Sheekh Isxaaq Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Xildhibaan Saadaad Caliyow.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Amniga Dalka iyo Dagaalka Al-shabaab Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo uu isugu yeeray madaxda hey’adaha amniga iyo difaaca Qaranka kaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Doxa: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Amiirka Qatar, kana qeybgalay Tababar loo xiray Saraakiil Muddo Tababar Ku Qaadanayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga Qatar ayaa waxaa uu kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha Hirshabeelle iyo Jubbaland oo Galabta Middood Iskaxaadirin Karto Finalka Tartanka Waxa maanta la ciyaarayaa kulan kamid ah afar-dhammaadka tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir,kadib markii laga soo gudbay heerka is-aragga koowaad, waxaana ay isku arkayaan Hirshabeelle iyo Jubbaland.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Kawadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Hore Maxamed Farmaajo? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dooxa ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen xaaladda…